kan hadduu lahaan laha jilitaan heer sare waxa uu noqon lahaa aktar hogaamiya bollywoodka  maadaam uu kasoo jeedo qoys fanka awood ku leh walaalkiisa waa director ka mid ah kuwa ugu fiican ee bollywoodka haystaan waan Aditya chopra waxa uuna Uday chopra sameeya taxanaha Dhoom sababtoo ah waxaa filimkaas iska leh qoyskiisa

Haddaba  waxaa  idin  heynaa  sawiro u  gaar  aktarkan xiligii uu fanka soo galaayay iyo sida uu u qurux  badnaa iyo  sawirada muuqaalkiisa maanta iyo isbadalka ku dhacay  aktarkan.

Aktarkan ayaa waxa ay is-badal weyn ku yimid muuqaalka weliba dhanka quruxda iyo miisaanka jirkiisa taaso xitaa aad ka eegi karto sawiradiisa hore iyo muuqaalka iminka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here