Muhima Chaudhray waa mid ka mid ah atariishooyinka fanka kusoo biirayn bilowga qarnigan iyadoo kusoo caan baxday filimka filimkii Pardes kaaso la daawaday sanadkii 1997 waxaana la waday aktarka Shah Rukh Khan

Haddaba  waxaa  idin  heynaa  sawiro u  gaar  Muhima Chaudhray xiligii ay soo galaysay fanka  sida ay u qurux badneed iyo sawiradayda maanta iyo isbadalka ku dhacay atariishadan atariishadaan.

Atariishada Muhima Chaudhray hadda waxa ku yimid is-badal weyn oo dhanka muuqaalka ah iyo weliba dhanka quruxda taaso xitaa aad ka eegi karto sawirada kuweedii hore iyo muuqaalka iminka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here