Isbadalka  Muuqaalka Xidigaha Wwe Xilligii Hore Iy Xilligan(Qaybta 2aad)+Sawiro


Marxalada Way Isbadashaan Sida Qofka Uu Isku Badalo Marka Laga Hadlaayo Da’da Waana Wax Dabiici Ah. Isbadalka Xidigaha Wwe Waa Kuwa Aan Ka Hadlayno Iyagoo Markii Hore Uu Lahaa Muqaalo Kala Duwan Marka Laga Eego Jirka Iyo Wajiga Oo Ay Markii Dambe Ku Yimid Isbadal Weyn Oo Aad Kala Saari Karin Ama Aad Aqoonsan Karin Iyagoo Ay Badan Yihiin Waxan U Qaybinay Qaybo Maanta Waxan Hore Idin Soo Gudbinaynaa Qaybta 1aad  Haddabe Aan Eegno Qaybta 2aad Xidigaha Wwe Iyo Iyo Isbadalka Ku Dhacay Muuqaalkooda
Sheamus

Deam Ambrose

Aj Lee

Batista

Naomi

Aj Styles

Mark Henry

Big Show

Charlotte Flair

Kane