Isbedelka Muuqaaled Ee Kudhacay Xidigaha Bollywoodka Xiligii Ay Soo Caan Baxen Iyo Hada (+Sawiro)

Xidigaha Bollywoodka ayaa juhdi adag ku jiraan side u qancin lahaayen daawadayaasha had iyo jeer ku xiran oo aflaamtoda daawato.

Hadaba waxaan maqaalkan kasoo xiganay shabakada Pinkvilla oo sanado kahor ku diiwangalisa maqaalkoda keydkooda.

Waa 12 Xidig kuwaaso muuqaal ahaan is bedelay kadib markii ay Bollywoodka kusoo caan baxeen mudo sanado ah kadib, waxaa macquul ah atoore ama atirisho inee wanaagsanaayel xiligii ay soo caan baxaayen muuqaal ahaan balse hada foolxuma noqdeen ama waxaa macquul ah inee foolxumo ahaayen markee soo caan baxaayen oo ay hada wanaagsanaaden quruxna noqdeen.

Bal si aan ukala saarno 12 ka sawir halkaan hoose kaga bogo adiga ayana muuqaal ahaan kala dooran doono midka wanaagsan……

Sonam Kapoor: Saawiriya (2007) iyo Dolly Ki Doli (2015)

Ranbir Kapoor: Saawiriya (2007) iyo Bombay Velvet (2015)

Deepika Padukone: Om Shanti Om (2007) iyo Piku (205)

Kangana Ranaut: Gangster (2006) iyo Tanu Weds Manu Returns  (2015)

Ranveer Singh: Band Baaja Baarat (2010) iyo Dil Dhadakne Do (2015)

Varun Dhawan: Student of The Year (2012) iyo ABCD 2 (2015)

Sidharta Malhotra: Student of The Year (2012) iyo Brothers (2015)

Alia Bhatt: Student of The Year (2012) iyo  Humpty Sharma Ki Dulhania (2014)

Arjun Kapoor: IShaqzaade (2012) iyo Tevar (2015)

Parineeti Chopra: Ladies Vs Ricky Bahi (2011) iyo Kill Dil (2014)

Anushka Sharma: Rab Ne Bana Di Jodi (2008) iyo Dil Dhadak Ne Do (2015)

Shraddha Kapoor: Teen Patti (2010) iyo ABCD 2 (2015)