Home » Nolosha Jilaayaasha » Isbuucan Iyo Xidigaha Dharka Foosha Xun Soo Xirteen: Jacqueline Fernandez, Disha Patani, Fatima Sana Shaikh Iyo Kuwa Kale (+Sawiro)

Isbuucan Iyo Xidigaha Dharka Foosha Xun Soo Xirteen: Jacqueline Fernandez, Disha Patani, Fatima Sana Shaikh Iyo Kuwa Kale (+Sawiro)

Sida caadada ah waxaa isbuuc walba marka uu dhamaado lasoo bandhigaa xidigaha caanla ah iyo Fashionkii ay sameyeen ama labiska ay soo xirteen ayaagoo lakal shaandheyo.

Waxaana lasoo saara xidigaha dharka qurxoon iyo kuwa foosha xunba waxaana lasoo bandhigay maanta kuwa dharka qaabka daran ee aan qurxoonen isbuucan ku labisteen.

Hadaba xidigahaas waxaa kamid ah atiriishoyinka kala ah Fernandez, Disha Patani, Fatima Sana Shaikh iyo kuwa kaleba.

Fadlan Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Xidigaha Dharka Foosha Xun Soo Qaateen Isbuucan:

Jacqueline Fernandez:

Disha Patani:

Pooja Hegde:

Richa Chadda:

Fatima Sana Shaikh:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *