Waa mid kamid ah atiriishooyinkii soo caan baxeen bilawgii qarnigaan aflasm dhowr ah ayeena atiriishadan kasoo muuqatay balse markii dambe wey ka fariisataya Bollywoodka maadama hooyo iyo haweeyney Hotels leh ay noqotay.

Ganacsigeeda iyo nolosheeda gaar ah ayee ku mashquushay dhowaan ayaa lala kulmay mudo sanado kadib waxayna fursad siisay saxaafada oo ay ku wareesytaan iyadoo ka hadashay waayaheda fanka hindiya dhibkii ay soo martay iyo waxa ku kalifay inee Bollywoodka ka tagto.

Is qaraabeysi ayaa atiriishadan lagu ciilay inee niyada ka jabtana u horseeday waxay tiri iyadoo ka hadleysa arinkaa,”Hadii fursad helo oo Filim atiriishadiis la iga dhigo mudo yar kadib anigo howsha markaas bilaaway ama bilaawi rabo waxaa qarash gareyaha soo wacayaan dad kale ii gabadhooda la rabaan inee Filimkaas atiriisho kaga noqoto waxaana la iisheegaa in Filimkaas gabar heblaayo atiriisho looga dhigay anigana Filim kale iska raadsado.”

“Ma ahan hal iyo labo jeer inta mar aan la kulmay sidaas oo kale Bollywoodka waxaa i nacsiiyay waa is qaraabeysi ba’an oo ka jiray hadii qof meesha kuu joogin cidna kuma caawineyso xirfad walbo leedahay mida labaad dadka Bollywoodka ka shaqeyaan di qaas ah Ragga qaar waa saqajaamiin.”

“Hada kahor Superstar caan ah ayaa Filim la sameynaayey Qarash gareyaha ayaana isku keen xiray si jadwalkeena qofba qofka kale iska wareysto wuxuu atoorahaas iisheegay jadwalkiisa oodhan isla maalinkii Mobile-ka aan kala sheekeysanaayey ee la ibaray.”

EXCLUSIVE: Isha Koppikar reveals horrific casting couch experience: A superstar wanted me to meet him alone

“Maalintii xigtay waxaan ku ballanay inaan u imaado waliva gurigiisa si aan wax badan howsheena kaga hadalno laakiin waan ka shakiyay markuu iisheegay in guriga kaligiis joogo kaaga daran waxuu i weydiiyay in dad isoo raacayaan waxaan u sheegay darawalkeyga inuu ila jiro isagoo isla dhiiran ayuuna idhahay kaligaa imaaw qofna hasoo wadan.”

“Kadib ayaan si toos ah qorshihiisa u fahmay waxaana u sheegay in aan fursad heynin mashquul deg deg ahna isoo galay oo u imaan doonin waxaana wacay qarash gareeyaha Filimka oo usheegay in Filimkaas gabi ahaanba aan isaga baxay marka Bollywoodka waxaa ku nacay isqaraabeyso iyo Ragg qaar oo anshax xumo kugula kacayaan.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here