Ishaan Khattar Iyo Jahnvi Kapoor Oo Indhaha Iska Qaadi Waayen Iyo Xafladii Dhadak (+Sawiro)

Xidigaha soo caan baxeen Ishaan Khattar iyo Jahnvi Kapoor ayaa xalay ka qeyb galeen xaflad loo dhigay filmkooda Dhadak guushi uu gaaray oo loogu dabaal dagaayey.

Dhadak waa film jaceyl ah oo ay hogaaminayaan Ishaan iyo Jahnvi guul wacana gaaray isagoo ay u badantahay inuu Hit noqonaayo sida BOI saadaliysa hordhac ahaan u sheegtay.

Hadaba xalay xaflada markee dhamaatay oo ay soo baxayeen xidigahan waxaa la arkay ayagoo isku maqan oo indhaha iska qaadi waayen sawiro ayaana laga soo qabtay.

Halkaan hoose ka daawo sawirada laga soo qabtay ishaan Iyo Jahnvi iyo waliba kooxda Dhadak sida Karan Johar..

VYG_0468

VYG_0465

CH 1 (132)

VYG_0496

VYG_0421

CH 1 (138)