Ishaan khatter iyo Ananya Pandey hees ee sooqaadeyn oo lagadiiday Youtub, Hindida yaa iibilaabo dislike meeka aheyd? (VIDEO)

0
2346

Horaantii todobaadkan, kooxda Khaali Peeli waxay ku dhawaaqeen in filimka lagu arki doono dhijitaalka Zee Plex bisha Oktoobar 2, 2020. haatan waxaa lagusoo kordhiyay heesta ‘Beyonce Sharma Jayegi’ oo ay jilayaan Ishaan Khatter iyo Ananya Panday, heesta ayaa daawadeyn.mudo sadax maalin ah 8 milion ..78kun ayaa Kaheshay 720kun ayaa dislike saaray oo naceyb umuujiyay

Kooxda Khaali Peeli ayaa lagu soo waramayaa inay dib u qori doonto heesta ‘Beyonce Sharma Jayegi’ iyadoo ay jirto jawaab celin Xun Sida laga soo xigtay ilo xog ogaal ah, Beyonce waxay summad u sameysay magaceeda tobanaan sano ka hor.

Maaddaama kooxda heesta dib usameenaya aysan weydiisanin Wax Rukhsad ah Beyonce , Qoob kaciyaarka iyo erayada heesta loo adeegsanayo qaarkood oo cunsurinimo lagu tilmaamay ayaa keentay in la iskadiido… waxaa lagu soo warramayaa inay dib u qori doonaan heesta si looga fogaado inay saameyn sharci ku yeelato heestaan filmkooda. . Muusigga labada ah Vishal – Shekhar ayaa sameeyay heesta oo ka kooban 12 nooc oo noocyo badan oo qoob-ka-ciyaarka ah sida , Popping, Hip Hop, Ballet, House, Kalari, Kathak, Dance Dance, Fire Juggling, B-boying, Kalaripayattu, iyo kuwo kaloo badan.

Waxaa Director ka ah filmkaan Maqbool Khan, Khaali Peeli waxaa soo saare ka ah Himanshu Kishan Mehra, Ali Abbas Zafar, iyo Zee Studios.

Daawo heesta ..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here