Musalsalkan oo afka soomaaliga aad u taqaanaan Godob Caashaq2 ama Jaceyl Dilaa Manoqon Karaa ayaa dhacdooyin xiiso leh lagu arkay maalmihii udambeyeen hadaba iyagoo kooban halkaan hoose kaga bogo.

Ridhima uur ayee leedahay kadib markii Ishani cunugeeda ka dhintay inee uur leedahay ayee is ogaatay balse Vansh wuu diiday inuu aqbalo isagoo ka cabsi qabo in cunugiisa kudhacdo cuqubada iyo ciqaabta iyo waliba halista isaga hor taalo.

Ridhima dhib badan ayee ka maree sidee Vansh wax ufahamsiin laheed balse ma ahan mid usoo jeedo masuuliyada aabo nimo waxuuna ka xishoonayaa inuu Ridhima kudhaho cunuga iskasoo rid waayo waxuu ogyahay sida waalida ah Ridhima cunugeeda u jeceshahay inuu dhashto.

Ridhima qof ayaa doonayo inuu cunuga ka dilo dhowr jeer ayeena halis ka bad baadee oo shirqoolo loo dhiga inta jeerna Vansh wuu bad baadinnaa waxaana cadow ku ah oo cunugaan diiday Ishani, Aryan iyo Chanchal hadaba Ridhima cunugeeda mala dilaa mise si nabad ayee kudhalee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here