bollywoodka waxaa soo maray atariishooyin fara badan kuwaaso dagay qalbiyada dad fara badan laakiin markii dambe si la yaab leh fanka isaga baxayn iyagoo u go’aan ku gaarayn inay guursadaan rag lacag leh taaso ah dhibka kaliya ee haysta atariishooyinka bollywoodka madaama badanaa arooskooda uusan noqon mid waara iyagoo markii hore iska tagayn jilista aflaamta

ka dib markaas waxa ay galaan xaalad qarow ah iyagoo labada meelood aysan maanta waxan ku hayaa atariishooyin caan ah oo aad wada taqaanaan nimankooda kuwaaso in badan aan la garanayn

Manisha koirala iyo ninkeeda Samrat dahlal

Meenakshi shashadri iyo ninkeeda Harish maisoor

Pooja bhatt iyo ninkeeda Manish makhija

Urmila matondkara iyo ninkeeda Mohsin akhtar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here