Filimsameye Mahesh Bhatt soo laabashadiisa xili xun ayee kusoo aaday agaasimahan ayaa mudo maqnaa waxuuna kusoo noqday iyo howshiisa agaasinka filimka Sadak 2 oo ah filim qiyaano iyo dagaal isku dhexjiro ah waana mashruuc si weyn loo sugaayey geerida Sushant kahor.

Balse filimkaan oo Online lagu daawan doono 28 bishaan ayaa si xun loo diiday goos gooskiisa barta Youtube-ka laga daawanaayey dadka Dislike dhaheen ayaa sare u dhaafayaan 5-milyan qof waana wax cajiib ah waxaa meesha ka cad in shacabka hindiya go’aan ku gaareen inee Bollywood ka raacdeyaan jilaa walba oo isqaraabeysi lagu keenay shirkada.

Taageerayaasha gaarka ah ee Pooja Bhatt ayaa fariin udireen atiriishadee taageeraan ayagoo niyada udhisayaan iyadana waxay sheegtay wax wal-wal ah ineysan ka qabin Dislike badan ee goos gooska helay dhanka kale Sadak 2 goos gooskiisa waxaa Dislike dhaheen 5.4 Milion qof halka ay Like saareen 300K qof waxaana muuqaalka guud ahaan daawadeen 17-Milyan qof Views ahaan.

Sadak 2 ayaa kamid noqday taariiikhda muuqaalada ugu Dislike badan barta Youtube-ka waliba mudo 24-saac gudahood in muuqaalkaas iska diideen 5-milyan qof ka badan wax sahlan ma ahan aan aragno meeshuu ku dambeeyo.

2 COMMENTS

  1. Anuu Like baan usoo saaray Bil Caksi cml hhh Alia bhat waa atarisho jiliinkeda iyo kartideeda
    ku Meel martay hindiya odhan kaso hor jeesatay
    Balse anigu GuuL baan urajeenya alia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here