Isku aadka Europe League ga oo la sameeyay yaa isku aaday

0
396

Waxaaa shalay la sameyay isku aad ka Europe League ga. Waxaad na mooda marba marka ka sii danbaysa in uu sii adkaanayo.

Kulan ka ugu adag ayaa ah kan ay wada ciyaari doonaan AC Milan iyo Manchester United walow ay jiraan kulamo kale oo adag.

Lugta koowaad Ee koob ka ayaana la ciyaari doonaa 11 da bisha soo socoto halka lugta labaad la ciyaari doono isla bishaas 18 keeda.

Sida ay kooxaha iskugu beegmeen:

Ajax vs Young Boys
Dynamo Kiev vs Villarreal
Roma vs Shakhtar Donetsk
Olympiacos vs Arsenal
Dinamo vs Tottenham
Man Utd vs Milan
Slavia Praha vs Rangers
Granada vs Molde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here