sheekooyinka ku saabsan nolosha dhabta ah waa mid kicinaya dareenka qofka sidoo kale taabanaya qalbiga waxaad arkaysaa qof faqiir oo taajir noqonaya iyo qof taajir oo faqiir noqonaya nolosha waa ay marxalado badan tahay

iyadoo ay tahay qiso dhabta in marka nin uu cunug yar soo kaxeysto ma dibna uu korsado taaso laga yaabo inuu ugu fiicnaado waxa uu dhalay

maanta waxaan ku hayaa warbixin ku saabsan gabar uu soo korsaday aktarka Mithun Chakraborty taaso laga yaabe inaadan hore u arkin mithun waa nin leh naxriis  waxa uu soo kaxeestay gabar yar iyadoo taala meel qashin ah waxa uu keensaday gurigiisa isagoo siiyay magaciisa waxa uuna ula baxay magaca Dishani

isaga iyo qosykiisa waxa ay gabadhaas siiyeen farxad aan la soo koobi karin ka hor inta uusan gabadhan soo korson waxa uu hore u haystay 3 wiil uu isaga dhalay dishani waxa ay noqotay mid si weyn looga jecel yahay qoyska iyada hadda waa mid weynaatay waxa ayna xiiseenaysaa inay kusoo biirto fanka bollywoodka

waxaana Mithun Chakraborty uu ka fiirsan doono inuu gabadhan si deg deg ah ugu biirto fanka taaso hadda ka hor fashil xun uu kala kulmay wiilkiisa Mimoh hadda Dishani waxa ay lasoo baxday muuqaal qurux badan taaso aadan adiga indhaha ka qaadi karin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here