“Iyadu waa hal gacalo gabar aad u qurux badan” jilaaga Vijay Deverakonda oo amaan ugu qubeeyay Ananya Panday.

0
981

Atariishada Ananya Panday ayaa shaashada la wadaagi doonta Vijay Deverakonda ayagoona ku midoobay filimka Fighter, xili Ananya horay ula shaqeyneysay kuwa ugu fiican agaasimayaasha iyo jilayaasha magaalada B-town

Wareysi qaas ah oo uu siiyay Bollywood Hungama, Vijay Deverakonda ayaa wuxuu la wadaagay fikirkiisa ku aadan waxqabadka Ananya Panday ee filimka ilaa hada.

Vijay ayaa wuxuu yiri; “waa hal gacal, runtii gabar macaan. Waxay u noqon doontaa wax lagu farxo dadka reer Telugu iyo dadka Koonfurta Hindiya inay halkaan sidoo kale ku arkaan. Iyadu si weyn ayey u sameysay filimka haatan 50% ayaan filimka ka duubnay waxayna sameysay shaqo aan caadi aheyn oo wanaagsan. Waan hubaa inay wax weyn qaban doonto iyada “

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here