Home » Wararka Maanta » Jab Harry Met Sejal, Tubelight, Raabta, A Gentleman Iyo 7 Film Ee Ugu Xumaa Sanadkaan 2017 Ganacsi Ahaan Iyo Sheeko Ahaanba (+Sawiro)

Jab Harry Met Sejal, Tubelight, Raabta, A Gentleman Iyo 7 Film Ee Ugu Xumaa Sanadkaan 2017 Ganacsi Ahaan Iyo Sheeko Ahaanba (+Sawiro)

Sanadkaan waxaa lasameyay aflaam badan ayadoo kuwa kalena ay harsanyihiin balse waxaa xusid mudanin aflaamtas badankooda guuldaro kuhabsatay mana aheyn sanad Bollywoodka u wanaagsan sanadkaan.

Hadaba Shabakada Bollywoodlife ayaa soo bandhigtay 7 film ee ugu xumaa sanadkaan guud ahaan aflaamta la daawaday waxayna noqdeen 7 daan kuwa ugu xun dhanwalbe sheeko ahaan iyo ganacsi ahaanba daawadayaashana iska diiden maadama nuxur aysan lahen.

Liiskan waxaa soogalaya Super Stars Shah Rukh khan iyo Salman Khan oo sanadkaan aflaam la yimaaden hase ahaate fariimo khaldan ayee doorten xidigahan mana lagu aqoonin inee sidaa sameyaan.

Hadaba Halkaan Hoose kaga Bogo 7 Film Ee Sanadkaan Bollywoodka Sameyeen Kuwooda Ugu Xun:

Jab Harry Met Sejal:

Tubelight:

A Gentleman:

Rabtaa:

Begum Jaan:

Haseena:

Rangoon:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *