Sara Ali khan iyo Kartik Aryan waxaa hadda lagu tilmaama lamaanayaasha ugu shidan gudaha bollywoodka iyagoo hadda ay bilaabayn inay banaanka soo dhigaan xariirkooda

kaaso ka bilowday markii Sara horey ay sheegtay inee doon-dooneyso atooraha Kartik Aryan iyadoo ku sugan barnaamijka Koffe With Karan qeybtiisa lixaad ayee ku shaacisay inay Jeceshahay Inay xariir la sameeso aktarkan

Waxaa maalmahan labadooda ay ku mashquusanaayee duubis ta filmka Love Aaj Kal 2  kaaso ah waa qeybta labaad ee Love Aaj Kal oo sanadii 2009 Saif Ali Khan hogaamiyaha ka ahaa

Sara Ali Khan ayaa dib ugu soo laabatay magaalada Mumbai ka dib markii soo gaba-gabeesay jadwalka labaad ee filimkan kaaso lagu duubaayay magaalada Delhi laakiin aktarka Kartik Aryan ayaa isagana markii uu Mumbai yimid waxa uu ka ahaan waayay atariishadan isagoo kusoo booqday gurigeeda weliba isagoo wajigiisa qarinaayo waxaana sawiro ka qaadayn qaaar ka mid saxaafada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here