Gabar deegaankeeda yahay gobolka Bihar sido kalena da’deeda lagu sheegay 21-jir ayaa dabaq dheer iskasoo tuurtay jaceyl ay uqabtay jilaaga dhowaan geeriyooday ee Sushant Singh Rajput arinkaan ayaana lala yaabanyahay saacadihii udambeyeen.

Gabadhaan ayaa ka murugootay is dilka Sushant waxay kaloo ka war heshay sida Bollywoodka laga sheegayo iyo dhibaatooyinka Sushant laga sheegay inee Bollywood u geesteen murugtii ayaa murug ugu darsantay talaabo halis ayeena qaaday iyadoo dabaq iska soo tuurtay.

Shalay ayee ahed markii la sheegay in wiil 10-jir ah xarig isku dal-dalay warqada uudhaafayna ku qorneed hadiiba isaga (Sushant) is dal-dalay ana maxaa ii diiday maanta gabar ayaa la sheegaya hindugii waali ayee ku dhowyihiin is dilkana mashruuc cusub oo Challenge ah inuu noqdo ayaa laga cabsi qabaa oo dhalinyaro badan nafta is dhaafiyaan.

Marka kowaad in nafta la is dhaafiyo waa mid kamid ah danbiyada ugu waaweyn xaga Alle la galo si kastoo nolosha murug kuu qabsaro sabirka ayaa la badiyaa balse hindugan ma fahamsana arinkaas oo aqoon umalahan shareecada Islaamka taasi ayaa ugu wacan murug yar hade dareeman inee u arkaan xalka kaliya murugtaas leedahay inee tahay is dilka waana arin aan wanaagsaneen.

Sida la sheegay qoyska gabadhana laga soo xigtay maalmihii udambeyeen weyba ooyneysay murugada Sushant aawgii iyo waxa baraha bulshada ka socday waxaa la dhahay taageero kaliya uma aheene weyba jecled oo qalbiga ayee ka jecled jilaagan labo jeer ayee kusigatay inee la kulanto sawir Selfie na la gashi isagoo fagaaraha joogo markuu noolaa labada jeerna uma suurto galin.

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here