Jacqueline Fernandez oo Salman Khan kala soo muuqatay aflaam dhowr ah ayaa dhowaan shaaca ka qaaday hal sir oo ku qarsoon qolka jiifka ee Salman Khan ama dabeecad u gaar ah Sallu dadka badankiisana ogeyn.

Waxaa la weydiiyay dabeecadaha gaarka ah ee Salman Khan markii qolkiisa jiifka la joogo maadama iyada tahay waqtigaan atiriisho aad ugu dhow isaga saaxiibna la ah waxay tiri quruxleydan oo hadleysa.

“Waan ogahay inaan Salman udhowahay hadana saas eetahay wax badan noloshiisa gaarka kama ogi oo masii baar-baarin balse halmid waan hubaa waana ogahay midaaso ah Salman iyk sariirtiisa jiifka inta badan ma kulmaan.”

Jacqueline Fernandez drops a huge secret about Salman Khan's bedtime habits

Maruu duulimaad kujiro, maruu duubitaan kujiro, maruu Big Boss ka shaqeynaayo iyo mar uu xaflado ka tagaayo subaxii, duhurkii iyo habeenkiiba waa wada mashquul Salman marka fursad uu ku nasto ma helo inta badana qolkiisa jiifka ma seexdo hurdadiisana wey yartahay.”

“Waa mida aan hader ogahay in Salman hurdadiisa yartahay qolkiisa jiifkana inta badan fursad uu ugu nasto heysanin waxaana ugu baaqa inuu jadwalka wax ka bedelo fadlan naso Salman waqti aad ku nasato sameyso.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here