Atirishada reer Sri Lank ee Bollywood-ka ka tirsan Jacqueline Fernandez weli ma aysan hilmaamin shaqooyinkii qaar ay soo qabatay ka hor inta aysan Bollywood-ka kusoo biirin.

Jacqueline Fernandez ayaa taageerayaasheeda xasuus dheer galisay madaama ay soo bandhigtay sawiro ay ku mataleyso xiligii ay kabal yeeri ama waiter maqaayad ahaan ka jirtay.

Jacqueline Fernandez waxay tiri “Waxaan qabay jiray shaqo hal gelin ah anigoo Waiter/kabal yeeri ah markii aan 15-sano jiray, dhab ahaantii xasuustaas ayaan maanta dib usoo celiyay, bal dalabkaaga aan kaa qaado maanta!”

Tanin waa mid kamid ah waxyaabahaJacqueline Fernandez aysan hilmaamin shaqooyinkii qaar ay soo qabatay ka hor inta aysan Bollywood-ka kusoo biirin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here