Jacqueline Wey U Qalanta In Casho Ku Casuumto Dhamaan Kooxda Filimka Judwaa 2 (+Sawiro)

Jacqueline Fernandez ayaa casho ku casuumtay hogaamiyaasha filimka Judwaa iyadoo u dabaal dagaysay guusha weyn uu gaaray filimka ay atariishada ka tahay.

Waxaana cashadaan kasoo qeyb galay hogaamiyaasha filimka Varun Dhawan Taapsee Pannu, waxaa kaloo ku sugnaa cashada maal giliye Sajid Nadiadwala, filim sameeye David Dhawan nashqadeeye Manish Malhotra iyo kuwa kale.

Jacqueline Fernandez hosted a success party for Judwaa 2'

Jacqueline Fernandez wey u qalanta in casho u dhigto una dabaal dagto filimkeed Judwaa 2 oo Super Hit weyn noqday kana mid ah filimada sanadkaan wacdaraha dhigay.

 

Jacqueline Fernandez hosted a success party for Judwaa 2'

Image result for PHOTOS! Judwaa 2 Team Celebrates The Success With A Dinner Date

Dhinaca shaqada Jacqueline kasoo muuqan doonto filimka Race 3 ee Salman Khan hogaamiyaha ka yahay lana daawan doona Eid 2018.