Jahnvi Kapoor Iyo Ishaan Khattar Oo Dib Ugu Soo Laabteen Mumbai (+Sawiro)

Xidigaha sanadkaan Bollywoodka caan ka noqonayaan Jahnvi Kapoor iyo Ishaan Khattar ayaa ku mashquulsan xayeysiin usameenta filmkooda xiisaha badan Dhadak.

Dadaalkooda mayaro dhalintaan waxayna u dhaxeyaan magaalooyiinka India ugu waa weyn ayagoo xayeysiin ugu samenayaan filmkooda kolba meelna tagayaan wareysina siinayaan saxaafada India.

Waxay shalay booqdeen Gujrat oo ay xayeysiin ugu sameyeen filmkooda maantana dib aye usoo laabteen lamaanahan shaashada isku fahamsan waxaana laga soo qabtay sawiro ayago Mumbai soo galayaan.

Dhadak waxaa la daawan dooona 20 bishaan July, halkaan hoose ka daawo sawirada xidigahan laga soo qabtay: