Jahnvi Kapoor Iyo Ishaan Khattar Oo Gujrat Soo Gaareen Mashruucoda Dhadak Dartiisa!!

Dhadak hadal heyntiisa waa mid sareesa waxaana la daawan doona 20 bishaan July ayadoo maalmo kooban kaliya ka dhimantahay in masraxa la saaro filmkaan xiisaha leh.

Jahnvi Kapoor ayaa kusoo caan baxeysa Ishaan Khattar ayaana atoore ka ah ayadoo Shashank Khaitan uu Director ka yahay halka Karan Johar maalgalinaayo.

Hadaba waxaan saaka idiin la wadaagnay in xidigahan safar ahaayen sido kalena mashruucoda Dhadak xayeysiin gobolada ugu soo sameen doonan waxaana idiin la wadaagnay ayagoo Airport-ga Mumbai kasii baxayaan.

Hader waxaa lasoo bandhigay sawiradii udambeyeen iyagoo Gujrat kusugan xayeysiina ugu samenayaan filmkooda Dhadak…