Boney Kapoor iyo Sridevi gabadhooda Janhvi Kapoor sanadkii hore ayee Bollywoodka soo gashay kuna soo caan baxday Filimka Dhadak oo Ishaan Khattar la jilay Hit dhameestirana u noqday.

Wixii markaas ka dambeyeen Janhvi magaceeda cirka ayuu galay dad badan ayaana taageero u noqdeen balse xidigtaan dadka qaar ayaa hal arin ku dhaliilaan waana labidkeeda maalinlaha ah ee ay magaalada kaga soo muuqato in badan ayaana lagu mashquulay.

Labis gaaban sida buumo iyo garan ayee la timaada magaalada kadibna waxaa ku mashquulaan Raggi oodhan baabuurta inee ismajiraan oo ay is dardaraan ayee kudhowdahay sheekada.

Dhowaana waxaa lasoo bandhigay muuqaalo iyo sawiro xili Janhvi dhar gaaban xiran tahay meel bulsho ahna soo dhex gashay kadib qaar kamid wiilashii dhalinyarada ay si fursad ahaan ah jirkeeda ugu taa taabteen iyagoo caruur soo dhex galeen Janhvi waxay u maleyneysay caruurta in ay taabanayaan balse sawirada Ragg waaweyn ayaa lagu arkay.

Hadaba maanta markale waxaa la arkay xidigtaab oo dhalaaleysa kana soo baxeysa xafiiska Ekta Kapoor dabcan mashruuc cusub ayee ku midoobi doonaan bal hoos ka daawo sida xitaa jaakadii ugu jirtay ay isaga dhigtay garan iyo buumo kaliyana isugu reebtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here