Waxaa xalay la qabtay xaflada sanadadan dambe cusub ee la magac baxday Vogue Women of The Year Award waxaad moodaa magaca xaflada in loogu talo galah kaliya haweenka balse Ragga xitaa waa kasoo qeyb galayaan abaal marina waa la gudoonsiiyaa.

Xalay ayaa la qabtay markii seddexaad ama sanadkii seddexaad xiriir ah waxaana kasoo qeyb galeen dhalinyarada Bollywoodka qaar kamid ah maadama xafladan cusub tahay Bollywoodka badankooda ma aysan imaanin.

Dadkii goobta joogeen waxaa kamid ah Ranveer Singh, Anushka Sharma, Janhvi Kapoor, Ananya Panday, Alia Bhatt, Zoya Akhtar iyo kuwa kale oo badan kuwaaso goobta wacdaro ka dhigeen Fashion heer sare ahna kusoo bandhigeen.

Hadaba sawiro ayaa si gaar ah looga qaaday si gaar ahna looga soo bandhigay atiriishooyinka kala ah Janhvi Kapoor iyo Ananya Panday waxaana lagu tilmaamay kuwa lugaha ka foolxun hoos ka daawo sawiradooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here