Janhvi Kapoor waa mid kamid ah atiriishooyinka dhalinta ah ee Bollywoodka ugu caansan waqtigaan waxay kusoo caan baxday sido kalena magaceeda lagu aqoonsaday Filimkeeda Dhadak ee la daawaday sanadkii hore kaaso Hit noqday Ishaan Khattar na la jilay.

Wixii markaa ka dambeeyay Sridevi gabadheeda waa lawada jeclaaday waxay kamid noqotay gabdhaha Bollywoodka ee loogu doonis badan yahay hader mashaariic badan ayaa u saxiixan balse gabadhaan wiilashii reer Mumbai ayee damac waali ah ku abuureysa maadama buumo iyo dhar gaaban ay magaalka la imaaneyso.

Haa Janhvi waxaa dabeecad ka noqotay inee dhar gaaban soo xirato waxaana idiin la wadaagnay hada kahor in iyadoo dhar gaaban xiran soo dhex gashay goob caruur badan joogeen Ragg qaan gaar ahna kujireen meeshaasna lagu taa taabtay gabadhaan oo lagaga faaideystay bulshada badan.

Hadaba maanta sawiro ayaa laga soo qabtay iyadoo GYM katimid siina galeysa baabuurkeeda inkastoo waardiyaasheeda ka difaaceen saxaafada iyo dadka wadada marayeen oo kusoo yaaci lahaayen xidigtaan hadana sawirada laga qaatay iyo dhalinyarada ay mashquulisay ayaa hadal heyn dhalisay hoos ka daawo sawirada laga soo qabtay.

PHOTOS: Janhvi Kapoor flaunts her svelte midriff in a stylish white athleisure; Check it out

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here