Janhvi Kapoor oo sawiro laga soo bandhigay xili sidoo kale ay wadatay boorso qiimaheeda yahay 6.81 Lakh.

0
832

Atariishada Janhvi Kapoor waxaa dhalay filim sameeyaha weyn ee Boney Kapoor iyo atariishada geeriyootay ee Saridevi waxayna la dhalatay oo ay isku aabo yihiin jilaaga Arjun Kapoor iyadoona Janhvi kamid tahay atariishooyinka mustaqbalka sare kuleh Bollywoodka.

Atariishadaan ayaa waxaa sawiro laga soo qabtay iyadoo waliba labis wax kale ah wadato sidoo kalana wadato boors qaali ah oo qiimaheeda lagu sheegay 6.81 Lakh hadaba halkaan hoose ka daawo;

It's Expensive! Would you spend Rs 6.81 lakh for a classic Chanel bag like Janhvi Kapoor?
Image result for janhvi kapoor 6.81 lakh
Image result for janhvi kapoor 6.81 lakh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here