Home » Arimaha Bulshada » Jawaab Celinta Barnaamijka Weydiin Iyo Warcelin

Jawaab Celinta Barnaamijka Weydiin Iyo Warcelin


Kulanti wacan aqristayaasha qiimaha badan kunasoo dhawaada Jawaab Celinta barnaamijka Weydiin iyo War Celin ama Su’aalihi aad nasoo weydiiseen

Su’aasha 1-aad: Abdi Kaafi asc filimside sxb jibriil waxaa igadhaxguxaysa oo aanrabaa in aan kuwaydiyo cayartaan musaricada (wwe) marunbaa sida loodhelayo mise waawaxiskaqiyaliyah sida filimada oo kale mahadsanid

Jawaab: Mahadsanid Sxb Dhowr Jeer Ayan Ka Hadalnay Arrimaha Musaaracada Ama Wwe Waa Ciyaar Ka Mid Ah Sports Lehna Qaab Madadaalo Guulaha Ku Xiran Awoodda Iyo Xiddiga Ciyaaraya Halka Dadka Qaar Aysan Aaminsanyn Oo Yiraahdaan Waxyaabaha Laysku Dhufanyo Waa Been Aaway Dhaawaca Midas Ayay Aaminsan Yihiin Laakiin Sidas Maaha Waxan Hore U Soo Daabacnay Xidigaha Soo Gaaray Dhaawacyo Helis Ah Iyadoo Ay Jirto Xidigo Geeriyooday Iyagoo Ciyaarayay Musaaracad

Su’aasha 2aad: Maxamed Cumar Sxb sidaynu ognahaybaromawaa ciyaar yahan dunida magac wayn ku leh sidaas oo ay tahy hadana waxaan aragnaa marka uu riingaha joogo inay shacabku ku qayliyaan sida inoo muuqata iyada oo ay qayladaasi tahy mid nacayb ah hadaba waxan raba sababaha kalifay in isagoo dunida dacaladeeda laga xiiseeyo hadana gudaha riingaha marka uu joogo aad loo neceb yahay

Jawaab: Mahadsanid Sxb Sida Aad Sheegtay Waa Sax Roman Reings Waa Xidig Leh Shacbiyad Weyn Daafaha Caalamka Laakiin Dadka Daawanayay ay Ku Ooriyaan Ninkan Labo Sababood Dartood Ayaa Dadka Ugu Ooriyaan Mida Kowaad Wrestlemania 32 Ka Dib Bandhigii Raw Ayuu Sheegay Inii Yahay The Guy Isagoona Xushmad U Muujin Legendary Soo Maray Iyo Triple H U Ka Badiyay Wrestlemania Iyo Wrestlemania 33 Markuu Ka Badiyay The Undertaker Oo U Yiri My Yard Oo Fans Wwe Aysan Jeclaysan Sidas Oo Undertaker Ku Kaliftay Inuu Ciyaaraha Isaga Fariisto Oo Isaga U Sabab Ahaa

Su’aasha 3aad: Aadan Qadar Waa kumu actorka ugu qatarsan akshinka hindiya sanadkan la joogo atoorasha south woxooda akshhin ma la dhihi karaa hhhhhhhhhhh wayoo kuli sidi banooni cml ayeewaxu darbeenayaa hhhhhhhhhhhh

Jawaab: Sxb Aadan Barnaamijkan Wuxuu U Gaar Yahay Wwe Ama Musaaracada

Su’aasha 4aad : Ciise Maxaa utagy big cass ciyaarah

Jawaab : Bigg Cass Wwe Ayaa Iska Fasaxday Isagoo Dhacay Heshiiskiisa Iyo Sababo La Xariira Gabadha Ay Saaxibada Yihiin Ee Carmella Oo Sabab U Noqotay In Wwe Ay Racdeeso Isago Qaliin Maray

Su’aasha 5aad: CabdiWaduud Yusuf Waxan ku weydiina musaaracada imise ciyaar ayay u kala baxda oo tartan magaciisa ah iyo goorta ay soo galaan tartamadaas isbuuca gudihiisa waan ogahay RAW waxay soo gashaa haben walbo oo isniin ah inta ii faa’ideeMAHADSANiD filmside.net.

Jawaab: Su’aal Fiican Musaaracada Usbuucii Waxay Soo Gashaa Maalinta Isniin walba Iyo Habeenka Talaadada Oo Soo Gala Bandhiga Smack Down Live Iyo Bil Walba Habeenkeeda Axada Ka Mid Ah U Soo Galo Bandhiga Bileedka sida Wrestlemania Survivors Series, Summer Slam , Hell In Cell , Extreme Rules , Money In The Bank , Payback  , Royal Rumble , Elimination Chamber  Iyo Kuwa Kale Oo Badan

Su’aasha 6aad: Eng Dacwi Dhaman waa idin salamaay bahada filimsideMaxay tahay sobobta brock lesnar bandhig walba udhigan laayahay suunkisa

Jawaab: Waa sababo La Xariira Heshiiskiisa Isagoo Oo Hadda Uusan Heshiis Toos Uu Kula Jirin Wwe Oo Ku Kalifta Inuu Markuu Doono Oo Ka Soo Muuqdo Iyo Isagoo Mararka Qaar Ciyaara Ama Aada Showga Ufc

Su’aasha 7aad: wll qli aj lee iyo cm punk maxay uga tageen shirkadda rawmanalaga yaabaa inay ku zoo noqdaan ayaga iyo waliba therockmahadsanidin flimside

Jawaab: Sxb Aj Lee Wwe Waxay Isaga Tagtay Markuu Aroosay Cm Punk Oo Ay Iska Dhaaftay Ciyaarista Sidoo Kale Cm Punk Wuxuu Wwe Isaga Tagay Isku Dhac Kaga Yimid Maamulka Wwe Uu Ugu Horeeyo Triple Isagoo Aaday Ciyaarta Ufc