Home » Arimaha Bulshada » Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Habeennimo  Wacan Asxaabta Khaaliga Ah Ku Soo Dhawaada Jawaabaha BarnaamijKa Wwe Quizzes Waa Barnaamij Oo Aan Akhristayaasheena Ku Weydiino Su’aalo Ku Saabsan Musaaracada

Si Loo Ogaado Heerka Ka Taagan Yihiin Aqoonta Wwe Iyadoo Aan Ugu Tala-Galnay Akhristayaasha Aan Jecel Nahay Haddaba Waxa IDin Haynaa Guuleystayaasha Sadexda Su’aalood Iyadoo Su’aal Walba U Taagan Tahay 3 Dhibcood

Ma Jiraa Qof Wada Saxay Su’aalaha

1. Ahmed Cibar Isaga Ayaa Noqday Shaqsiga Ugu Horeeyay Ee Soo Dhiibta Jawaabaha  Waxaana U Keenay 15 Dhibcood Hambalyo Axmed Cibar

2. Jaabir Hasan  Aya Noqday Shaqsiga Ugu Horeeyay Ee Saxay Qaar Ka Mid Ah Su’aalaha  Isagoo La Yimid 12 Dhibcood Waxa Uuna Khalday Labo Su’aal Hambalyo Waxa Uuna U Sheegay SidaTan

**** Jaabir Hasan

1-jonhn cena vs edge


2-June 28 1998

3-the shield ahaan Maya maysan ciyaarin ciyaaryta hell in cell lkn ciyaar single oo aysan isla jirin haa × Way Ciyaareen Hell in Cell 2013 The Shield Vs Usos Vs Cody Iyo Goldust

4-Nikki billa waxayna heysatay muddo Ku siman 301 maalmood

5- waxaan umaleynaa john cena vs nexus team

 

3. Muuse Ali Quud Isaga Waa akhriste Muujiyay Dadadaal Weyn Laakiin Waxa Uu Qalday Hal Su,aal  Oo Ah Su’aasha Sadexaad Waxaa Uu La Yimid 12 Dhibcood

4. Eng Dacwi Isagana Waa Shaqsi Sadexaad Ee Saxay Qaar Ka Mid Ah Su’aalaha Dhamaan Waxa Uu Engji Dacwi La Yimid 15 Dhibcood

 

Mahadsanidiin