Home » Arimaha Bulshada » Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Habeennimo  Wacan Asxaabta Khaaliga Ah Ku Soo Dhawaada Jawaabaha BarnaamijKa Wwe Quizzes Waa Barnaamij Oo Aan Akhristayaasheena Ku Weydiino Su’aalo Ku Saabsan Musaaracada

Si Loo Ogaado Heerka Ka Taagan Yihiin Aqoonta Wwe Iyadoo Aan Ugu Tala-Galnay Akhristayaasha Aan Jecel Nahay Haddaba Waxa IDin Haynaa Guuleystayaasha Sadexda Su’aalood Iyadoo Su’aal Walba U Taagan Tahay 3 Dhibcood

Ma Jiraa Qof Wada Saxay Su’aalaha

1. Jaabir Hassan Aya Noqday Shaqsigii Ugu wada saxay dhamaan Ee Soo Dhiibtay Su’aalaha isagoo La Jawaabay ama Uu Saxay dhamaan Su’aalaha Isagoo La Yimid 15 Dhibcood

**** Jaabir  Hassan

1-Brock lesnar wuxuu aaday halmar waana bandhigii greatest royal rumble

2-waa 2 jeer

3-ninka ugu badan waa Rick Flair

4-wuxuu Ku guuleystay 2 jeer 2009&2017

5-waxaa wada ciyaaray John cena, Brock lesnar and Seth Rollins

waxaa sidoo jawaabaha soo dhiibtay akhristayaasha kala ah zakarie ahmed oo saxay 4 su’aalood waxa uu la yimid 12 dhibcood isagoo ahaa shaqsigii ugu horeeyaya ee jawaabahasoo dhiibta

sidoo waxaa ka mid ah Ahmed cibar oo isaga la yimid 15 iyo zakarie ahmed oo la yimid 12 dhibcood

Mahadsanidiin