Home » Arimaha Bulshada » Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes


Habeennimo  Wacan Asxaabta Khaaliga Ah Ku Soo Dhawaada Jawaabaha BarnaamijKa Wwe Quizzes Waa Barnaamij Oo Aan Akhristayaasheena Ku Weydiino Su’aalo Ku Saabsan Musaaracada Si Loo Ogaado Heerka Ka Taagan Yihiin Aqoonta Wwe Iyadoo Aan Ugu Tala-Galnay Akhristayaasha Aan Jecel Nahay Haddaba Waxa IDin Haynaa Guuleystayaasha Sadexda Su’aalood Iyadoo Su’aal Walba U Taagan Tahay 3 Dhibcood

Ma Jiraa Qof Wada Saxay Su’aalaha

1. Cali Aya Noqday Shaqsiga Ugu HoreeyayEe Wada Saxay Su’aalaha Dhamaan Isagoo La Yimid Sagaal Dhibcood Hambalyo Waxa Uuna U Sheegay SidaTan

**Alli

1. randy orton

2. 5 jeer brock ayaa 3 badiyay ( 3 kulan waa lagula jiray kaligooda ma aheyn wexey si nadiif u ciyaren 2 jeer, wrestlemania 34 iyo steel cage match, wrestlemania 31 rollins aya ka dhex qaaday, kulan kalana ambrose aya kula jiray, kulanka sadexaadna samoa joe iyo strowman aya kula jirey.

3. haa, wexey wada ciyaren bandhiga roadblock 2016, suunka world heavyweightchampion.

2.azad caraale Waa Akhriste Dadaalaya Isagoo Tartan Kasta Kasoo Dhiibtay Jawaab walba Isagoo Kaliya Labo Todobaad Uu  Min-Hal Su’aal Kaliya Uu Ka Qalday Laakiin Usbuucan Hore Iyo Kan  Waa Uu Wada Saxay Su’aalaha Dhamaan Isagoo La Yimid 9 Dhibcood Hambalyo

**Azad Caraale

 1: team hell no shaqsiga saddexda ku aha waxa uu ahaa randy orton

2:brock lesnar ayaa waxa uu badiyay 5 jeer, kulanna waxay la cayaareen samoa joe vs the monester bandhiguna wuxuu ahaa summer slam waxana ku guulaystay brock lesnar,kulan kalana waxa kula jiray oo money in the bank dhigtay seth rollins oo ka guulaystay labadaba , kulanka kalana waxa kula jiray dean ambrose oo waxay wada ciyaareen bandhigga fastline 2016 waxaaana ku guulaystay

3:waxay wada ciyaareen bandhigga roadblock 2016, waliba suunka world heavyweight championmahadsanidin flimside

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *