Jawaabaha Akhristayaasha Barnaamijkan Wwe Quizzes

Habeennimo  Wacan Asxaabta Khaaliga Ah Ku Soo Dhawaada Jawaabaha BarnaamijKa Wwe Quizzes Waa Barnaamij Oo Aan Akhristayaasheena Ku Weydiino Su’aalo Ku Saabsan Musaaracada Si Loo Ogaado Heerka Ka Taagan Yihiin Aqoonta Wwe Iyadoo Aan Ugu Tala-Galnay Akhristayaasha Aan Jecel Nahay Haddaba Waxa IDin Haynaa Guuleystayaasha Sadexda Su’aalood Iyadoo Su’aal Walba U Taagan Tahay 3 Dhibcood

Ma Jiraa Qof Wada Saxay Su’aalaha

1. Hussien  Aya Noqday Shaqsiga Ugu HoreeyayEe Wada Saxay Su’aalaha Dhamaan Isagoo La Yimid Sagaal Dhibcood Hambalyo Waxa Uuna U Sheegay SidaTan

**Hussien

 1. WWE Evolution.

2. Trish Stratus-7jeer.

3. JOHN CENA :-25 Suun.
WWE Champion-13.
World Heavyweight Champion-3.
United States Champion-5.
World Tag Team Champion-4.
RANDY ORTON :-23 suun.
WWE Champion-9.
World Heavyweight Champion-4.
Intercontinental Champion-4.
United States Championship-4.
World Tag Team Championship, SmackDown Live Tag Team Championship1

4. Brooklyn, New York

5. The Rock Vs CM Punk. Ciyaar ahayd Wwe Championship


Waxa Sidoo Kale Soo Wada Saxay Dhamaan Su’aalaha AKhristayaasha Kala Ah Eng Dacwi Iyo Ahmed Cibar

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*