Home » Arimaha Bulshada » Jeff Hardy wuu soo laabtay isagoo badalay xaalada suunka intercontinental championship

Jeff Hardy wuu soo laabtay isagoo badalay xaalada suunka intercontinental championship

Warbixintaan Waxaa Soo Diyaariyay Jabril Abdikadir Farah

Intercontinental championship cusub Seth Rollins oo noqday Grand slam oo ah inuu hantay dhamaan suumanka ay dhigto wwe sida wwe tag team championship , united state championship , wwe world championship , money in the bank iyo hada uu noqday wwe intercontinental championship isagoo iska barbareeyay asxaabtiisa ay iskala tirsan yihiin the sheild (Roman reings iyo dean Ambrose) oo iyaga hore u noqday grand slam .

Seth Rollins oo dabaal dagayo guushii uu wrestlemania ku hantay suunka intercontinental championship waxaa arbushaayo Fin balor uuna hambalyeenaayo suunka uu ku guuleystay isagoo fin ka dib dhahayo weli maanan helin ciyaara Kali kali ah adiga iyo aniga waxan doonaya in aad inoo dhigto ciyaar labadeena kaliya suunka.

Laakiin the miz oo ah ninka laga qaaday suunka ayaa imaanaya goobta sheegayana inuu ciyaar ku celis uu doonayo.

Bandhiga Backlash oo dhici doona 6 may laakiin the miz waxa uu kaloo sheegaya inay caawa ay ciyaari doonan isago iyo labadiisa bodyguard oo ay u bixi doonan seth Rollins iyo fin balor ciyaar ah 3 vs 2.

Ka dib waxaa goobta imaanaya jeff hardy oo sameenaya soo laabasho cajiib isagoo la team noqonaya seth Rollins iyo fin balor ciyaarta oo noqonaysa 3 vs 3.

Guusha waxaa qaadaya oo team seth Rollins , fin balor iyo jeff hardy

W/D: Jabril Abdikadir Farah