Jennifer Lopez iney duqowdo iska daayee waxaaba la moodaa 25 jir kadib sawiro laga soo bandhigay xili ay duubis ku waday filimkeeda cusub ee Marry Me.

0
1541

Atariishada Hollywoodka sidoo kalana kamid ah fanaaniinta aduunka loogu jecelyahay casrigaan la joogo ee Nennifer Lopez ayaa sawiro laga soo bandhigay xili ay ku gudo jirtay duubistay filimka Marry Me.

Filimka Marry Me oo ay Jennifer atariisho ka tahay ayaa ah nooca filim Romantic Commedy waxayna haatan duubistiisa ka socotaa magaalada New York asigoona tiyaatarada la saari doono sanadka 2020ka.

Hadaba Jennifer Lopez oo ah haatan ah 50 jir ayaa laga soo bandhigay sawiro soo jiidasho leh halkaan hoose kaga bogo;

جينيفر لوبيز
جينيفر لوبيز
جينيفر لوبيز
جينيفر لوبيز
جينيفر لوبيز

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here