Jhanvi Kapoor Iyo Alia Bhatt Atariishadee Ayaa Ku Shidan Dharka saariga ah

0
1321

Inaba caadi ma aha sida ay ugu soo baxeen ama soo jiidasho ugu leeyihiin Kareena iyo Jahnvi dharka midabka cagaarka ah aad ayuuna usoo saara.

Jahnvi ayaa maalmo kahor soo xiratay labiska sare idiin kaga muuqdo taaso ay Internet-ka ku qabsatay maadama in badan lagu mashquulay xili ay soo bandhigeysay qibradeeda modelka

Hadaba waxaa la isku bar bardhigay labiskii Jahnvi iyo labis alia bhatt dhowaan soo xiraty taaso ay ayadana ku labisantahay midabka jaalaha ah soo jiidashona leh.

Mid ucodeey atirishada soo jiidashada leh ama ku qurxoon saariga ee si weyn usoo saarayo ma jahnvi mise alia bhatt dooda waa xagiina

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here