Atirishadan oo ay waalid u yihiin sridevi iyo boney kapoor ayaa waxa bollywoodka soo gashay sanadkii hore ayadoo ku bilaawatay filmka Dhadak kaaso uu la sameeyay aktarka Ishaan Khattar waana film jaceyl oo Karan Johar maal galinaayey.
Ka dib filimkaas waxa ay atariishadan gacanta ku dhigtay saxiixa aflaamo waa weyn sida mashruuca weyn ee takht kaaso laysugu keenay aktaro waa wey sida ranveer singh, anil kapoor, kareena kapoor, alia bhatt iyo aktaro kale oo badan
Haddabe maanta waxa majalada Times Now soo bandigtay sawiro u gaar ah atariishadan kaaso u dhaxeeya muuqaalka yaraanteeda iyo midka hadeertan










Yaab hindidu quruxdooduba wa plastic surgery
Bal isku fiiri sawirkeda hore iyo kan dambe qaliin aye gashay jahnvi hhh