Home » Nolosha Jilaayaasha » Jhanvi Kapoor, Sara Ali Khan Iyo Atirishooyinka U Tartamayaan Inee Jilaan Filmka Arjun Reddy Dib U Sameyntiisa Ee Shahid Hogaamiyaha Ka Yahay (+Sawiro)

Jhanvi Kapoor, Sara Ali Khan Iyo Atirishooyinka U Tartamayaan Inee Jilaan Filmka Arjun Reddy Dib U Sameyntiisa Ee Shahid Hogaamiyaha Ka Yahay (+Sawiro)

Waxaa lagu dhawaaqay in dib loo sameyn doono filmka Telugu ee Big Hit-ka noqda Arjun Reddy kaaso la daawaday sanadkii hore 2017 waxaana filmkaan isagoo hindi ah hogaamiye ka noqon doono Shahid Kapoor.

Shahid aya la shaaciyay in mashruucan uu jili doono balse wali lama shaacinin atirishada mashruucan Shahid la jili doonto ayadoo la baadi goobayo si qaas ah atirishooyinka cusub mid kamid ah ayaa la doonaya in mashruucan lagu soo daro.

Sidaa awged shabakada Bollywoodlife waxay soo xushay 4 atirishoo oo fanka kucusub kuwaso oo mid kamid ah la saadaalinayao iney filmkaan atirisho ka noqoto.

Halkaan Hoose Kaga Bogo 4 Atirisho ee loo xulay mashruucan saadaal ahaan iyo mida kula wanaagsan ee aad u doortay filmka nala wadaag..

Jhanvi Kapoor:

Janhvi-Kapoor-Don-e

Sara Ali Khan:

Sara-Ali-Khan-done

Shalini Pandey:

Shalini-Done

Zaira Wasim:

Zaira-Wasim-done