Home » Nolosha Jilaayaasha » Jhanvi Kapoor Wey Diiday iney Sii Deyso Gacanta Walaasheda Khushi Kapoor Masuuliyad Ayaa Fuushay Gabadhaan (+Sawiro)

Jhanvi Kapoor Wey Diiday iney Sii Deyso Gacanta Walaasheda Khushi Kapoor Masuuliyad Ayaa Fuushay Gabadhaan (+Sawiro)

Atirishada Bollywoodka wada sugayaan Jhanvi Kapoor ayaa joojisay duubista filmkeda Dhadak ee ay kusoo caan baxeysa ayadoo ku maqned Chennai maalmihii lasoo dhaafay xili ay aaday guriga Sridevi asal ahaan lahaayen.

Halkaan ayaa ducooyin gaar ah loogu sameynaayey Sridevi sida aawged Jhanvi iyo khushi wey ka qeyb galeen ducadaan balse Jhanvi kadib geerida hooyaded waxay goaan ku gaartay ineesan ka fogaanin walaashed ka yar Khushi Kapoor sido kalena ilaaliso.

Dad ka akdhow reerkan ayaa saxaafada u sheegen in Jhanvi in badan ka taxadiri doonto walashed Khushi markaana looga baahanyaha inee booski hooyaded gasho sido kalena Boney oday ayuu sii noqonayana asiga ayaaba markaan waxii kadambeay daryeel u baahan.

Hadaba waxaa sawiro laga soo qabtay Jhanvi iyo khushi oo kasoo laabten Chennai sido kalena gurigooda kusoo laabten ee Mumbai, halkaan hoose ka daawo sawirada.

Jahnvi-Kapoor-Khushi-Kapoor-(28)

Jahnvi-Kapoor-Khushi-Kapoor-(16)

Jahnvi-Kapoor-Khushi-Kapoor-(15)

Jahnvi-Kapoor-Khushi-Kapoor-(11)

Jahnvi-Kapoor-Khushi-Kapoor-(4)

Jahnvi-Kapoor-Khushi-Kapoor-(8)