Jilaa Turkish ah oo dhunkasho darteed isbitaalka u galay. hadaba waa kuma?

0
1011

Jilaaga taxanaha Erkince Kus ee Can Yaman ayaa hada kahor isbitaalka la dhigay kadib markii uu jiraday sabab la xiriirta in mid kamid ah xalqooyinka taxanahaas uu dhunkasho kula wadaagay atariishada taxanaha ee Demet Ozdemir.

arinta ayaa waxay dhacday kadib markii Directedka taxanaha uu Can Yaman ka dalbaday in biyaha dhexdooda ku dhunkado Demet wuxuuna ahaa muuqaal Romance oo taxanaha qeyb ka ahaa hase yeeshee Can Yaman ayaa biyihii qabowgooda ku jiraday.

Can Yaman ayaa isbitaalka la dhigay wuxuuna taageerayaashiisa la wadaagay sawir asigoo isbitaalka jiifo sababt la xiriirto dhunkashadaas.

taxanaha Erkenci Kus ayaa sanadkii hore 2018da soo baxay waxaana hogaamiye ka ah Can Yaman iyo Demit Ozdemir xili uu uu toos uga baxo kanaalka Star TV.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here