Nithiin waa jilaa kasoo jeeda koonfur India waxuuna sameyaa aflaamta Telugu inta badan ilaa bilawgii qarnigaan ayuuna fanka kujiraa xidigaan isagoo sameeyay Filimo dhaxal gal u ah fanka Hindiya koonfureed.

Xidigaan ayaa la sheegay inuu guursan doono bisha April ee sanadkaan 2020 waliba aroos qoyskiisa u diyaariyeen mana ahan gabar isaga mudo xiriir la haayeen ee waa gabar qoyskiisa u dooqeen sida la sheegay.

Nithiin inta badan atiriishooyin laguma xaman jirin oo xanta koonfur noloshiisa wey ku yartahay sidaa aawged sanado badan ayuu arooska ka leexanaayey balse markaan wuu aqbalay qoyskiisa ayaana usoo xuleen gabar ay u arkeen ine tahau mida kuhaboon noloshiisa.

Shalini ayaa ladhahaa arooskoodana waxuu dhacaa 16 April sida la sheegay inkastoo si rasmi ah shaaca looga qaadin wararka intaas waxay kudareen in Dubai uu aroos gaar ah kudhigan doono oo aan dad badan lagu casuumi doonin marka laga reebo qaraabada iyo asaxaabta isaga udhow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here