Jilaagan gabadh Kasta Oo La soo Shaqaysay Wuu kufsaday Ama Gidaar Buu madaxa Ugu Dhuftay.!

2
4009

Robbert Knepper Oo Markaliya Caalamka Kaga Yaabsaday Doorkiisii Sakhraanimada Iyo Murdernimada Lahaa Ee Uu Ku Jilay Prisson Break Sidoo Kale Kasoo Muuqday Aflaamta Transporter 3, Shameless, Iyo Homeland, Ayaa Sanadkii 2017 Laguso Eedeyeey Inu Soo Sameeyay Xad Gudubyo Jidh dil, iyo Kufsi isugu Jira Oo uu Ugaystay Gabdho Isugu Jira Jilayaal Iyo Kuwa Dharka Xayaysiiya.

Julia Ema Oo Ah gabadh Model Ah Ayaa Sanadkii 2017 Ku Eedaysay Robbert Knepper Inu Kufsaday Mar Ay Wada daganaayeen Hotel Kuyaal Voncouver Sanadii 2010.

Julia Waxay Sheegtay In Iyadoo Ka dagaysa Wiish Hotelka Kuyaala Uu Knepper Si Lama Filaan Ah Intu xaga Dambe Kaga Yimi Uu Ka Jeexay Nigiskii(Buumada) Ay Xidhnayd Kadibna Wuxuu U Sheegay inay Isdajiso asigoona ku yiri; Kaliya Waxan Rabaa inaan galmo wadaagno, Si Caadi Ah (Oral sex).

Sidoo Kle Waxa Uu Shumis Xoog Ah Oo Aan Baryo, Heshiis, is Afgarasho, Iyo Isfahan Midna Ku Iman Ku Sameeyay Atariishad Wax Ka Jilaysay Filmkii Playboy Ee Soo baxay Sanadii 1983kii Sida ay Ku Waramayso Shabakada The Hollywood Reports (THR)

Sussan Bethram Oo Ah Nasqadeeye Dharka Iyo Qalabka Is Qurxinta U Samaysa Jilayaasha Ah Waxay Ku Eedaysay Knepper In Sanadii 1991kii ay Qol ugu Gashay Knepper’ Xili Ay Waday Hawsheeda Kadibna Uu Gidaar Madaxa Ugu Dhuftay Waxan ku Qayliyay Waan Shaqaynayaa,, Waan Shaqaynayaa,, Wuxu Gacanta Iga Galiyay Hoosta Ilaa uu igaga Keenay Dhiig Oo Uu Xataa Goostay Qayb Ka Mida Timaha Hoose (Pupic Hair) Kadib Waan Iska Riixay Oo Waxan U baxay Dibada Anigo Ooyaya, Waxan Ahaa Qof ku Cusub Shaqada Iyo Hollywood Ma Aanan Lahayn Awood Aan ku Dacweeyo Waxan u sheegay Alison Anders Oo Ahaa Ninkii iskalahaa Filmkii Gass Food Lodgins Sidoo kale Ahaa Shakhsiga I Siiyay Shaqadaydii ugu Horaysay Wuxu igu Qanciyay Inan Iska Aamuso.

Robbert Knepper Oo Ka Hadlay Eedaymahan Loo Soo jeediyay Wuxu Kaga Jawaabay.”” Familkayga Asxaabtayda Iyo Dhamaan Dadka ii dhow Way yaqaanaan Sidan u Ahay Qof Wanaagsan Lkn Saxaafada Wararkan Tabinaysa Ma Noqon Karto Xaakim Iyo Maxkamad Dambiyo Aanan Samayn Igu Xukumi Karta.

W.D. Abdishakuur Shakti

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here