Home » . » Jilaayaasha Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Sanadkaan Guursaday (+Sawiro)

Jilaayaasha Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Sanadkaan Guursaday (+Sawiro)

Waxaana ku jirnay bisha ugu danbeysay ee sanadkaan sidaa awgeed waxaa lasoo bandhigayaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee dhacay 11 bil ugu danbeysay.

Haddaba waxaa maanta si gaar u fiirin doona jilaayaasha bollywood-ka ka tirsan oo doobnimada ka baxay ayagoo guursaday inta lagu guda jiray sanadkaan 2017 oo gabo gabo ku dhow waxaana liiskaan ugu danbeeyay Vatsal Seth Iyo Ishita Dutta.

Fadlan hoos kaga sawirada jilaayaasha bollywood-ka ka tirsan ee guursaday sanadkaan 2017.

Sagarika Ghatge Iyo Zaheer Khan

Hrishitaa Bhatt Iyo Anand Tiwari

Ishita Dutta Iyo Vatsal Sheth

Neil Nitin Mukesh Iyo Rukmini Sahay

Aftab Shivdasani Iyo Nin Dusanj

 

4 Responses to Jilaayaasha Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Sanadkaan Guursaday (+Sawiro)

  1. nabadoon Reply

    December 5, 2017 at 12:04 pm

    Aftab Shivdasani Iyo Nin Dusanj 2017 ismay guursan ee iska hubiya 2014 ayay ahayd xiligu

  2. nabadoon Reply

    December 5, 2017 at 12:10 pm

    Aftab Shivdasani Iyo Nin Dusanj 2017 isma guursan ee iska saxa sxbyaal 2014 ayay is guursadeen

    • Zakarie Abdi Reply

      December 5, 2017 at 12:32 pm

      2014 wey is alkunteen oo faraanti ayay isku galiyeen maxkamadana waa laga diiwaan galiyay balse 2017 ayay guur dhigteen waa intaas sxb.

    • Ali Aadan Reply

      December 5, 2017 at 12:33 pm

      walalkeen waa runtaa Aftab 2014 ayuu aqal galay balse xaflad aroos balaaran ma uusan dhigan sida awged sanadkaan ayuu Sri Lanka ku dhigtay xaflad aroos weyn asigoo aroos labaad ola jeedo iyo damaashaad labaad oo dadka oodhan kasoo qeyb galayaan wad fahamta filaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *