Jilayaasha Bollywoodka Ee Asal Ahaan Miisankoda Culusaa Balse La Dagaalamen Caatana Iska Dhigeen (+Sawiro)

Jilayaasha Bollywoodka qaar kamid ah ayaa dagaal badan usoo galeen sidii ay miisaankooda u dhimi lahaayen misane qof dhex dhexaad ah isaga dhigi lahayeen.

Maadama asal ahaantoda hilib badan lahaayen ama miisaankoda cuslaa kadibna la dagaalamen oo jirkoodha dhiseen miisaankii faraha badnaana yareyeen.

Jilayaashas waxaa kamid ah Arjun Kapoor, Sonam Kapoor, Alia Bhatt, Zareen Khan iyo kuwa kale sido kale waxaa jiraan jilaayal kale oo asal ahaan miisankoda yara balse markee shaashada ka fariisten ama film jilista iska dhaafeen miisankooda siyaaday aadna u cayleen.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Jilaayasha Bollywoodka Ee Dagaalka La Galeen Miisaankoda Badan:

Sonam Kapoor:

Sonam Kapoor weight loss

Sonam asal ahaan miisankedi wuu badnaa kahor inta yasan Bollywoodmka so galin balse markee shirkadan kusoo biirtay ayee iska dhintay cayilkii faraha badnaa.

Bhumi Pednekar:

Bhumi Pednekar weight loss

Bhumi miisaankeda faraha badnaa waxaa loo maleen jiray qof weyn balse mudadan dambe aad ayee isaga shaqeysay ayadoo ku guulesatay iney miisankeda badankiisa dhinto.

Alia Bhatt:

Alia Bhatt weight loss

Gabadha atirishooyinka dhalinta hogaanka u heyso Alia Bhatt marxalado kala duwan ayee soo martay miisaan ahaan mar miisaankedu wuu cuslaa saaid marna inyar ayee rooneyn ugu dambeyna sidii la rabay ayee iska dhigtay sida aad sawirada ka fahmi kartaan.

Sonakshi Sinha:

Sonakshi Sinha weight loss

Sonakshi waxay makid tahay atirishooyinka miisanka culus ee Bollywoodka kujiraan hadana gabadhaan bilawgii fanka ay soo galeysay iyo kahorba waxay ahed qof aad u miisaan culus balse hader in badan ayee la dagalaantay miisankeda.

Parineeti Chopra:

Parineeti Chopra weight loss

Parineeti liiska atririshooyinka hilibka lahaa asal ahaan ayee kujirtaa maadama ay miisaan culuseed xidigtaan soo shaac baxday balse dadaal badan hader in badan miisankeda wey dhintay iyado ilaa hada la dagaalameysa.

Zareen Khan:

Zareen Khan weigth loss

Zareen Khan yaa islahaa sidaan dhan ayee isku bedelee maadama markii hore miisaankeda xad dhaaf ahaa sido kalena qofkii sawiradan isku fiiriyo mudo ku qaadaneyso inuu aamino.

Zareen dadaal badan waxay ku guulesatay iney miisankeda dhinto lana dagaasho baruurta ayadoo in badan wax ka dhintay culeeskeda.

Lasoco Qeybta Xigta…