Qof Waliba Oo Dunidanaa Ku Nool Maalin Buu Dhashaa Maalin Buu Aroosaa Isla Maalin Buuna Geeriyoodaa Sidaa Oo Eey jirto Hadane Kama Marno Calafka Oo Qof Waliba Aanan Iska Helin Waxaana Idiin Soo Gudbin Doonaa Maalin Waliba jilaayaashii Ugu Caansanaa Bollywood-ka Ee Aroosay Ama Guursadeen.

Waxaa jiraan Ku Badan Oo Aadan Ogeen In Guursadeen Balse Ma Hore Ka Xurboobay Kalinimada Ama Iskaabul-nimada Madaama In Mudo Ah Eey Kali Ku ahaayeen Nolosha Iyagoo aanan Heesan Wax Lamaane ah Oo Eey Waqti Wada Qaataan.

Haddaba Hoos Ka Daalaco Xidigihii Ugu Caansanaa Bollywood-ka Ee Guursaday Sanadkii 2016

Asin Thottumkal Iyo Rahul Sharma

Urmila Matondkar Iyo Mir Mohsin Akhtar

Bipasha Basu Iyo Karan Singh Grover

Lisa Haydon Iyo Dino Lalvani

Hazel Keech Iyo Yuvraj Singh

Kabir Bedi Iyo Parveen Dusanj

Amrita Rao Iyo RJ Anmol

Priety Zinta Iyo Gene Goodenough

Sanadkaan 2016 Bollywood-ka Waxaa Iskaabul-nimada Ka Baxay Jilaayaal Badan Oo Ka Raagay Guurka Haddaba Nala Wadaag Arooska Ugu Shidan Ee Is Guursaday Sanadkaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here