Qof Waliba Oo Dunidanaa Ku Nool Maalin Buu Dhashaa Maalin Buu Aroosaa Isla Maalin Buuna Geeriyoodaa Sidaa Oo Eey jirto Hadane Kama Marno Calafka Oo Qof Waliba Aanan Iska Helin Waxaana Idiin Soo Gudbin Doonaa Maalin Waliba jilaayaashii Ugu Caansanaa Bollywood-ka Ee Aroosay Ama Guursadeen.

Waxaa jiraan Ku Badan Oo Aadan Ogeen In Guursadeen Balse Ma Hore Ka Xurboobay Kalinimada Ama Iskaabul-nimada Madaama In Mudo Ah Eey Kali Ku ahaayeen Nolosha Iyagoo aanan Heesan Wax Lamaane ah Oo Eey Waqti Wada Qaataan.

Haddaba Hoos Ka Daalaco Xidigihii Ugu Caansanaa Bollywood-ka Ee Guursaday Sanadkii 2017

Neil Nitin Mukesh Iyo Rukmini Sahay

Mandana Karimi Iyo Gaurav Gupta

Nauheed Cyrusi Iyo Rustom

Sagarika Ghatge Iyo Zaheer Khan

Ishita Dutta Iyo Vatsal Seth

Panchi Bora Iyo Jaydeep

Anushka Sharma Iyo Virat Kohli

Lamaanayaasha Iscalmaday Sanadkaan Nala Wadaag Lamaanaha Ugu Shidan Oo Aad Isleedahay Waa Kuwii Isku Haboonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here