Jinder Mahal Oo Ciyaar-Maskaxeed La Ciyaaray Roman Reings

Jinder Mahal Ayaa Ciyaar-Maskaxeed La Ciyaaray Roman

Iyadoo Usbuucii Hore Ay Ahayd Markii Jinder U Balansaday Roman Kulan Ka Horeeya Ciyaartooda Bandhiga Money In the Bank Ayaa Xalay Goobta Yimid Isagoo La Socda Bodyguard Kiisa Sunil Singh Isagoo Jinder Ka Hadlayaa Ciyaarta Money In the Bank

Waxaa Goobta Imaanaya The Big-Dog Roman Reings Oo Dagaal Diyaar U ah Isagoo Aad Ugu Xanaaqsan Waxa Uu Jinder Mahal Ku Sameeyay Oo Ah Inuu Seejiyay Fursadii Roman Reings Ee Ku Ciyaari Lahaa Money In The Bank Laakiin Ciyaarta U Bilaaban Rabta Ayaa Jinder Sheegaya In Ciyaarta iSaga Uusan La Ciyaarayn Roman Ee U La Ciyaarayo Sunil Singh

Iyadoo Roman U Qoslaya Markii Ciyaarta Bilaabatay Roman Ayaa Feer Ku Dhufanaya Jinder isagoo U Bixinaya Banaanka Ringaha

Haddane Sunil Singh Ku Dhufanaya Super Man Punch U Raacinaya Spear Oo Guusha U Qaadanayo Roman Laakiin Jinder U Jeedadiida ayaa Ahayd Inuu Roman Reings Gaado Ama Weeraro Gadaal Ayuu Kaga Imaanaya Isagoo La Helaya Action Kiisa Ee Lagu Magacaabo Khallas

Waa La Arki Doona Cida Guusha Qaadata Axada Bandhiga Money In the Bank