Home » Nolosha Jilaayaasha » Jir Dhiska Waa Socdaa: Kareena Kapoor Khan Iyo Malaika Arora Oo Sawiro Shidan Laga Soo Qabtay Xili Ay Jir Dhis Kujiraan (Gym)!!

Jir Dhiska Waa Socdaa: Kareena Kapoor Khan Iyo Malaika Arora Oo Sawiro Shidan Laga Soo Qabtay Xili Ay Jir Dhis Kujiraan (Gym)!!

Bollywoodka waxay heestaan hablo qurux badan hablahaas quruxdooda waxaa kaalin weyn ka qaadato jirka oo ay dhistaan.

ma arkeysid atiriisho aan hilib la dagaalameynin waayo waxay mid walba rabtaa inee qurux badnaato marka ay shaashada hortageyso.

Sidaa awged Kareena Kapoor Khan kadib marka ay dhashay wiilkeeda waxay goaansatay inee cayilka faraha badan iska dajiso taasna way usuuro gashay xidigtaan maanta.

Dhanka kale gabadha Fashionka looga haray Malaika Arora taaso waliged kudhexjirtay jir dhisitaan iyo Gym ayaa sido kale sawiro laga soo qabtay xili ay ka imaaneysay Gymka ayada iyo Kareena.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Kareena iyo Malaika Laga Soo Qabtay:

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *