Jilaaga John Abraham ayaa shaqada ku soo laabanaya. Kadib markii uu dhameystiray qeybtii sawirka ee xiddigga cusub ee Arjun Kapoor iyo Rakul Preet Singh,

wuxuu ku bilaabayaa duubis Satyameva Jayate 2 bisha Soo aadan dhamaadkeeda. Tilmaanta Milap Zaveri ayaa la rabay inladuubo Abriil 10 keeda, 2020. waxaana xanibay Musiibada Convid19 inuu baaqdo ,

John Abraham ayaa diyaar u ah duubista Satyameva Jayate 2 oo bisha Sebtember lafilaayo inuu bilaabo shaqadeeda.Milap Zaveri wuxuu qabanayey maqalka jadwalka iyo ka shaqeynta goobaha lagu duubayo. Milap ayaa la hadla maalin kasta wuxuuna sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu la joogo xubnaha farsamada ee kooxda

Waxay qaadanayaan taxadarka lagama maarmaanka ah. Intii lagu jiray xiritaanka Aduunka oodhan, filim sameeyaha wuxuu dib uga shaqeeyey qoraalka taas oo ah sababta sheekada lookeenay Mumbai .Filimka wuxuu astaan ​​u yahay soo laabashada Divya Khosla Kumar shaashada weyn 16 sano kadib.

John ayaa mashaariic kaladuwan diyaarsanaya Walina ismadhiibin 47jirkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here