Home » Nolosha Jilaayaasha » John Abraham Oo Ka Hadlay Isku Dhaca Filmada Satyam eva Jayate Iyo Gol Oo Akshay Kumar Wato!!

John Abraham Oo Ka Hadlay Isku Dhaca Filmada Satyam eva Jayate Iyo Gol Oo Akshay Kumar Wato!!

15 Aug waxay ku beegantahay maalinta arbacada ah waxaana tiyaatarada la isla saari doona filmada kala ah Gold oo uu hogaaminaayo Akshay Kumar iyo Satyameva Jayate oo uu hogaaminaayo John Abraham.

Hadaba loolan xoogan ayaa dhexmari doona labadaan film inkastoo Gold si weyn loo xiisenayo hadana John filmkiisa waa mid dagaal ah sidaa aawged Abraham ayaa arinkaan ka hadlay.

Xili ay wareysi ka qaadayeen saxaafada ayaa lagu weydiyay fikir ahaan sida uu u arko filmkiisa iyo kan Akki oo isku dhacayaan maalmo kadib waaxuuna yiri.

“15 Aug waa maalin fasax weyn jira waan kala weecan laheen hadii maalin kale ahaan lahed balse waxaa la isku heesto ayaa ah maalintaas fasaxa jiro ganacsiga aflaamta sameen karaan dabcan ganacsi wacan ayaa la filayaan maalintaas.”

“Dhanka kale waa labo film waa weyn oo maalin fasax ah lawada daawanayo tiyaataro kufilan ayuu midwalba heestaa wax dhib ahna ma jiro film walba ganacsigiisa ayuu calfan doonaa waan jeclaan lahed hadii dadka u daawasho tagaan Satyameva Jayate hadii Gold loo batano waan ku faraxsanahay.”