John Cena Oo Doonaya Inuu La Ciyaaro Undertaker Mar-Kale Bandhiga Summer Slam


Sida Uu Soo Warinaayo Bryan Alvarez Oo Ah Muxlal Ku Xeel-Dheer Musaaracada In Labadan Legend Ay Ciyaari-Doonan Kulan Ku Celis ah 19 August Bandhiga Summer Slam . Iyadoo John Cena Uu Doonayo Inuu Iska Dhaqo Ceybta Ka Soo Gaartay Undertaker Bandhiga Wrestlemania  oo Si Fudud Kaga Badiyay

Undertaker Waa Macquul Inuu Ku Soo Laabto Bandhig Noocan Oo Kale Ah Oo U Dhiganta Bandhiga Ugu Weyn Ee Wrestlemania Inuu Wajaho 16 Time World Champion John Cena
Iyadoo Lagu Sameyn-Doono Garoonka Weyn Madison square garden undertaker Isagoo Sanadkan Uusan Badanaa Kasoo Muuqan Wwe .Sidoo Kale John Cena Isagana Waxa Uu Aaday Hollywood ka Isagoo Sameeyay Aflaam Badan oo Blockbusters Ah Sida Trainweck ,Blockers  Iyo Ferdinand .

Hadda Waxa Uu Doonayay Inay Dhacdo Markan Sida La Rajaynaya