Johnny Lever (Amadi ) was aktar ka mid ah jilaayaasha looga helay dhanka iyo shactirada isagoo xiligii 90s ahaa jilaa aan lagu haysanin doorkaas isagoo lasoo shaqeeyay aktarada ugu caansan gudaha bollywoodka

waxaad ilaa hadda aad moodaa bollywoodka inaysan ka maarmin halyeeygan maadaama door muhiim laga siiyo filimada waa weyn waxaana goor dhow uu muuqaal ku lahaa filimka 2019 la daawaday ee Total Dhamaal.

Jamie Lever ayaa waxa ay tahay gabar ku fiican doorka shactirada sida aabaheeda iyadoo tayadeeda jilitaan lagu arkay dhawr jeer ay kasoo muuqatay bandhig masraxeed ah 

haddaba akhriste miyay Jamie Lever si weyn u shabahdaa aabaheeda Johnny Lever

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here